Adoo tagay baan hadana wali sound effects free download
By qawacuk4
9 Downloads
23 hours ago
20 seconds
About Adoo tagay baan hadana wali Mp3 Sound Effect
Adoo tagay baan hadana wali ku zuga ma ogthy dabada qofkaan la hadlba 💔🥺 inaan adiga ka dhex raadiyo dabeecadahagi ma ogthy qofkn la hadlpa 2 cizho inaan nacayo ma ogthy inaad i marzineyzo heer aan dhaho qof danbeba ha baran heer wxn mrya aan qofkii ka dul calacalo ka daba yuuzo bhdil wxa iigu filin intaan adiga ku raadinayey in lay dhaho yuuzka iga da’aa 💔😭 wli zidiipan ku zugayaa lknn ogow ma ahi qofkaad taqany wxn ahay qof nolozhey ku jirto nacdey wxn noqdey qof kaligeed socoda adoo og inaan qof aan adiga ahyn 💔😔 heyzn, jeclayn ayaad tagtey pila zpp zpptn kaaga zamri layeyna wxe kle maaha ee anoon qalad sameyn wxba kuu dhimin izka tagtey dhaliil wlipa nolozheyda zoo korta een iz zaray adaa u sabab 💔🥺 dabada dadkii iima cuntamayn dabadaa nolozhi wey izazo wada xidhey dabadaa mugdiban gly 🥺 wxn ogzoonhy in qof aan adiga ahayn i fahmeyn i jeclaneyn zaad ii jeclayd ii naxarizanyeyn zaad iigu naxariizan jirty ii ixtirameyn zaad ii ixtiraami jirtey aan ii 🤔 dulqadanyn zaad iigu dulqadn jirty 🥺 naftu wxy ileedahay mxa ku baray wlhi hdna ma ilaapi karo waqtigyadii quruxda bdn ee aynu zoo wda qadany xiliyo ay nolozhu igu adkeyd oo anan miciin kle hysn baad garab ii noqoty ma iloobi doono abaalkga ma iloobi doono farxadeeni ma iloobi doono jcyllkeeni 🥺💔😭 tolw hdad qoralkeyga aragto mxd ku fikiri doonta tolw ina ma damqan doonta tolw caqabadahan buurta igaga culuz ee ina hor yaala ma dhaman doonan 💔😭Adoo Tagay Baan Hadana Wali Sound Effects Free Download. Sound Effects Downloader To Help You Download The Highest Quality Adoo Tagay Baan Hadana Wali Sound Effects Free Download For TikTok Videos. You Just Search Sound Effects And Download.