Maalmahan dambe aad baan u sound effects free download
By kingnaif80
1 Downloads
21 hours ago
0 seconds
About Maalmahan dambe aad baan u Mp3 Sound Effect
Maalmahan dambe aad baan u fikirayay, noloshan aan daba ordayo, tan aan hadda ku noolahay… mararka qaar waxay dareemeysaa “madhan oo qabow”. Kalsoonida iyo dareenka dadka ka yimaada way wanaagsan yihiin waqti yar, balse marka ay bataan waxay iga dhigaan in niyaddayda iyo qiimaha naftayda ku xirnaadaan taas. Anigoo ku mashquulsan raadintooda, waan ilaaway sida nolosha loogu noolaado aniga oo kaliya. Noloshan waxay saameyn ku yeelatay xiriiradayda. Waxaan waayay dad aan jeclaa, waxaan dhaawacay dad daryeelaayay aniga sababo la xiriira niyadayda. Haa, noloshan waa tii aan mar walba rabay & riyooyinkayga ma daynayo. Laakiin waa inaan runta u sheego naftayda, xad-dhaafka iyo ku dhex-dhaca waxay iga dhigeen inaan lumiyo dheelitirnaanta & aan sameeyo khaladaad aan ka qoomameeyo. Waqtigii ayaa yimid inaan yara hakado oo si dhab ah u fakaro sida ficilladaydu u saameeyaan dadka si dhab ah ii jecel. Riyooyinka la raacayo waa wax wanaagsan, laakiin marka ay noqdaan wax xad-dhaaf ah, waa markaas oo aad bilowdo inaad lumiso naftaada.❤️✊😩🙌Maalmahan Dambe Aad Baan U Sound Effects Free Download. Sound Effects Downloader To Help You Download The Highest Quality Maalmahan Dambe Aad Baan U Sound Effects Free Download For TikTok Videos. You Just Search Sound Effects And Download.