#Madaxweynedeni oo qaabilay wafdi sound effects free download

By dabaraani1

242 Downloads

15 hours ago

30 seconds

dabaraani1 Sound Effects

About #Madaxweynedeni oo qaabilay wafdi Mp3 Sound Effect

#Madaxweynedeni oo qaabilay wafdi ka socda xarunta East Africa Consulting & Advisory ee dalka Jarmalka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha horumarka, xoojinta iskaashiga labada dhinac, iyo fursadaha maalgashi ee ka jira Puntland, kuwaas oo xaruntani u samayn doonta galaangal iyo u-qareemid ay la wadaagto Dowladda Jarmalka. Madaxweyne Deni ayaa wafdiga ku bogaadiyey booqashada ay ku yimaadeen Puntland, isagoo balan qaaday in Dowladda Puntland ay si buuxda u soo dhoweynayso maalgashiga caalamiga ah, gaar ahaan midka Jarmalka. Waxa uu warbixin ka siiyey khayraadka dabiiciga ah ee Puntland, muhiimadda istaraatiijiyadeed ee ay leedahay gobolka, iyo sida amniga iyo xasilloonida Puntland ay u tahay tiir muhiim u ah horumarka. Wafdiga, oo maalmahan ku sugnaa Garoowe, ayaa booqday xarumo ay ka mid yihiin: Madaxtooyada Puntland, Wasaaradaha Beeraha, Deegaanka, Qorsheynta, iyo Biyaha; Isbitaalka Guud ee Garoowe, Shirkadda Korontada, dugsiyada farsamada gacanta ee Garoowe iyo Waaciye, iyo Isbitaalka Guud ee Qardho. Ugu dambayn, waxay kulankooda Madaxweynaha kula yeesheen magaalada Boosaaso. – DHAMMAAD – XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND. #puntland🇸🇱 #somalia🇸🇴 #dabaraaniteam #viralvideos
#Madaxweynedeni Oo Qaabilay Wafdi Sound Effects Free Download. Sound Effects Downloader To Help You Download The Highest Quality #Madaxweynedeni Oo Qaabilay Wafdi Sound Effects Free Download For TikTok Videos. You Just Search Sound Effects And Download.

My You Like It