Geerida Waa xaq waana lama sound effects free download

By bananeyboy1

2 Downloads

1 weeks ago

0 seconds

bananeyboy1 Sound Effects

About Geerida Waa xaq waana lama Mp3 Sound Effect

Geerida Waa xaq waana lama dhaafaan 💯 Ninka ragga ah laba un ayuu dagaalka u galaa, waa geeri ama guul, midkoodna ayuu heli. Ma jiro nin inuu dagaal galaa oo ka fogaada labadaas midkood. Gashanle Sare Taliya Farhan Odawa wuxuu ka mid ahaa tiirarkii ugu culus ee Jubaland, 2020 ayuu sidaan oo kala qeyb ka ahaaa Sarakiisha Jubaland udub dhaxaad ka u ahaa. Bilowgii 2010 ka Ayuu ku biiray Ciidanka Xooga Dalka waxuuna kamid ahaaa sarakiisha ugu firfircooneed kuwaso kasoo muuqday dagaaladi deeganka looga xureeyay Alshabab. Taliyaha waxuu ahaa astaan u taagan geesinimo, daacadnimo, iyo u adeegidda dalkiisa iyo dadkiisa. Maalin kasta oo uu dagaalka ku jiray wuxuu ogaa halista, balse weligiis dib uma gurin. Wuxuu ahaa nin aan ka baqan runta iyo caddaaladda, wuxuuna u taagnaa difaaca isagoo Xaqa kutaagna baadilkana diidana. Geeridiisu waa Qalbijab weyn, balse waxay ka tagtay raad aan marnaba tirtirmi doonin. Waalagu aari doonaa, waxaad ka tatgay tariiq dhiirigelin taasoo saraakiil badan ku geeriyon doonan qoysas badana agoontoobi doonan. Ma jiro dhiig daata oo aan qiime lahayn, mana jiro geesi dhinta oo laiska ilaawa waana lagu xasuusan doona. waxaan Alle ka baryayaa inuu danbigiisa dhaafo, naxariis aan xad lahaynna siiyo. Jannatul Firdaws ha ka waraabiyo, qabrigiisana ha u iftiimiyo nuur iyo barako. Geesi, waxaad naga tagtay adigoo tijaabiyay adkaysiga iyo dadaalka nin Rag yeesho. Xusuustaada iyo shaqadaadii waxay ku sii jiri doonaan qalbiyadeenna, waxaana hubaa in magacaaga lagu xusi doono sharaf iyo maamuus, inta naf kujirta dadkaaga xaq udirirka ah. Noloshaada iyo geeridaada labadaba waxay noqdeen cashar in geesinimadu ay ka weyn tahay cabsi, iyo in halganku mar walba keeno mid ka mid ah labada guul nolol sharaf leh ama geeri sharfan. #marexanpowers🇱🇺🇱🇺💪 #baladxawo🇱🇺 #viralvideo #foryoupage #CapCut #jubalandtiktok🇸🇱 #muqdishotiktok🇸🇴🇸🇴❤ #kismayotiktok
Geerida Waa Xaq Waana Lama Sound Effects Free Download. Sound Effects Downloader To Help You Download The Highest Quality Geerida Waa Xaq Waana Lama Sound Effects Free Download For TikTok Videos. You Just Search Sound Effects And Download.

My You Like It