About Mohamedhusseinqalinle Sound Effects

@halyeeyadanabadda
Macallinka Qaranka oo ku wajahan Magaalada Baydhabonee Koonfur Galbeed
Macallinka QarankaDadir Amiin oo qado sharaf soo dhaweyn ah loogu sameeyay deegaanka Goobweyn ee duleedka Magaalada Kismaayo
Macallin Tuke oo la ilmeeyay, ka dib markii dib ula midoobay ciyaartiydiisii hore & saaxiibadiisa kubbadda cagta.
“ Rajada kaliya uu Xulka Qaranka haysto waa goolhaye @Marshale30 “ Maxaa adiga u rajaynaysaa??
Macallinka Qaranka Daadir Amiin oo dardaaran muhiim siiyay xidigaha loo Xulay Soomaaliya.
Soomaalinimada hadii ay kugu weyntahay muuqaalka la wadaag saaxiibadaa🇸🇴🇸🇴
Halyeeyada Nabada & Jaaliyada Sudan oo markii ugu horeesay ciyaar saaxiibtinimo ku dheelay Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha ciyaaraha degmada Kismaayo Aadan iimaan Dhaqane ayaa shaaciyey qabashada tartanka akadeemiyadaha degmada Kismaayo. Tartan ayaa oogu talagalay in lagu hormariyo dhalinyarada da’doodu tahay 16 jirada.”
#Somalia #SFF #FIFA #CAF #Raferee #Legends #qalinle #baanaboi #IBS